![Wadajir Baa Awood Leh [Somali] 095702696X Book Cover](https://i.thriftbooks.com/api/imagehandler/l/12D670F8D16882F5ECDA71BD3B5484A395095F20.jpeg)
Sheekadan "Wadajir baa awood leh" waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wadajirka uu...