Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Wadajir Baa Awood Leh [Somali] Book

ISBN: 095702696X

ISBN13: 9780957026964

Wadajir Baa Awood Leh

Select Format

Select Condition ThriftBooks Help Icon

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$13.89
50 Available
Ships within 2-3 days

Book Overview

Sheekadan "Wadajir baa awood leh" waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wadajirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la'aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; "Far kaligeed fool ma dhaqdo" iyo midda kale ee oraneysa "Gacma wadajir bey wax ku gooyaan", sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka bulshada iyo tafaraaruq hadduu yimaado cawaaqibka laga dhaxli karo. Sidaa si la mid ah ayey u soo qaataan sheekadan iyo kuwa la mid ahba. Ugu dambeyntii waxaan rajeynayaa in buuggan uu noqdo mid xoojiya ku baraarugga wadajirka. Cabdiraxmaan M. Abtidoon AMA Books ABOUT THE ARDAA SERIES: The ARDAA series is designed and published for Somali speaking/learning children. The books in this series are written by different writers, the stories within ARDAA are fictional, some are folktales and others are original works. The writers of ARDAA have one thing in common - the love for Somali traditions and customs.

Related Subjects

Children's Children's Books

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2025 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured