Intii aan ku jiray safarka qorista buuggan "SAHAYDA LAMAANAHA" waxaan waraysi la yeshay 137 qoys oo ku guul-daraystay nolosha guurka iyo 70 qoys oo uu guurkoodu najaxay Waxaan akhriyay ku dhawaad 40 buug oo ku saabsan arimaha qoyska oo ay qoreen xeel-dheerayaal ku takhasusay arimaha qoyska. Waxaan la fadhiistay Culumo, Odayaal, Aqoonyahanno, Dhalinyaro iyo Waxgarad aan ku tuhmayay waayo aragnimo khusaysa arimaha qoyska. Kadib waxaa ii soo baxday inay bulshada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed baahi wayn u qabaan barashada Nolosha Lamaanaha, waana sababta aan qalinka ugu qaatay dhiganahaan mugga wayn ee "SAHAYDA LAMAANAHA." During my journey of writing this book "SAHAYDA LAMAANAHA" I interviewed 137 families who had failed in their marriage and 70 families whose marriages were successful. I read nearly 40 books on family issues written by experts in family matters. I sat down with scholars, elders, scholars, youth and intellectuals who I suspected had experience in family matters. It then dawned on me that the Somali society and youth have a great need for education in couple life, which is why I took up the pen to write this large-scale book "SAHAYDA LAMAANAHA."
ThriftBooks sells millions of used books at the lowest everyday prices. We personally assess every book's quality and offer rare, out-of-print treasures. We deliver the joy of reading in recyclable packaging with free standard shipping on US orders over $20. ThriftBooks.com. Read more. Spend less.