Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Wariye [Somali] Book

ISBN: 1637604580

ISBN13: 9781637604588

Wariye [Somali]

Buuggani waxa uu soo bandhigayaa aqoon lagama maarmaan u ah qofka ah ama doonaya inuu WARIYE noqdo, wuxuna qaadaadhigayaa mowduucyo ay ka mid yihiin:? Warbaahinta wargaysyada iyo waxyaabaha lagu faafiyo, sida warka, waraysiga iyo maqaalka, iyada oo hab faahfaahsan loo sharraxayo xeerarka u yaal arrimahaas iyo tabaha loo diyaariyo.? Warbaahinta maqalka iyo muuqaalka ah, mudnaan gaar ahna waxa uu siinayaa wararka telefishanka, warbixin dibadeedda (news field report) iyo waraysiga.? Warbaahinta internetka, oo wuxu si gaar ah u falanqaynayaa wargaysyada internetka (online journalism) iyo baraha bulshada.Buuggani waxa uu xanbaarsan yahay casharro loo diyaariyay hab cilmiyaysan, laguna ladhay tusaalooyin iyo laylisyo.

Recommended

Format: Paperback

Temporarily Unavailable

We receive fewer than 1 copy every 6 months.

Save to List

Related Subjects

Engineering Technology

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks® and the ThriftBooks® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured