When Kiki, Sofia's cat, did not wake up and play with her one morning, Sofia became sad. It was time for Sofia's father to explain the circle of life, and give her something to make her smile again.
Kolkay Kiki, bisadda Soofiya, hurdadii ka soo toosi wayday oo ay subaxdaa wada cayaari waayeen, ayay Soofiya aad uga xumaatay. Waxay noqotay in markaa Soofiya aabbaheed uu iyadii u fasiro waxa wareegga noloshu yahay dabadeedna uu siiyo wax kaloo beddiil ah oo farxad geliya.
A bilingual edition of this book is available in the following languages: Afrikaans, Amharic, Kinyarwanda, Kirundi, luganda, ndebele, Oromo, Oshiwambo, Sesotho, Setswana, Shona, Somali, Somali Osmanya script, Swahili, Tigrinya, Xhosa & Zulu.