Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Suugaantu Waa Dhaxal [Somali] Book

ISBN: 1637604750

ISBN13: 9781637604755

Suugaantu Waa Dhaxal [Somali]

Buuggan loogu wanqalay 'Suugaantu Waa Dhaxal' waa mid lagu ururiyay maahmaaho iyo odhaahyo murti badan xambaarsan oo Soomaalidu leedahay. Wuxuu bilow u yahay taxane buugaag ah oo soo bixi doona oo lagu kaydiyay maahmaahaha iyo odhaahyada xikmadda leh ee bulshada Soomaalidu xaalado kala duwan ka tidhi.Waa buug da' walba akhirsan karto, carruur iyo cirroolaba, oo gaar ahaan da'da soo barbaaraysa ee Soomaaliyeed ka baran karto murtida afkeeda. Waa buug aad si fudud uga dhex heli doontid murti raadinteedu waqti badan kaaga baahan lahayd.

Recommended

Format: Paperback

Temporarily Unavailable

We receive fewer than 1 copy every 6 months.

Save to List

Related Subjects

Arts, Music & Photography Music

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks® and the ThriftBooks® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured