Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Sooyaalka Qoraalka Far Soomaaliga [Somali] Book

ISBN: 1915787955

ISBN13: 9781915787958

Sooyaalka Qoraalka Far Soomaaliga [Somali]

Buugga magaciisu waa Sooyaalka qoraalka Far Somaliga.

Buuggaan wuxuu qeexayaa; Far Somaliga (Cismaaniya), sidee xuruuftu u dhisan tahay, tirada xuruufta iyo muuqaalka xuruugta.

Waxaa si faahfaahsan uga boganaysaa oo aragti guud ka helaysaa far soomaaliga, dhawaaqa codka afka soomaaliga iyo fureyaasha.

Waxaa halkaas ka marnayn tusaalooyin iyo badan oo muujinaya qoraalka far Soomaaliga iyo tusaalooyin ku saabsan Far Somali Latin

Waxaa ka helaysaa taariikhday soo martay Fartaan iyo hawlihii lagu soo qabtay, taas dhanka kale aan ka helaysid halgankii gobannimadoonka

iyo qayntay fartu ku lahayd.

In ka mid ah qoraalada buuggaan waa warbixinno ay soo bandhigeen aqoon yahanno soomaali iyo shisheeyaba leh oo si xeel dheer uga warramaya nuxurka FAR SOMALI. In badan oo qoraaladaas ka mid ah waxaan ka xigtay Wargeyskii Horseed iyo Sahan ee soo bixi jirey 1957

The need for a dedicated writing system led to the creation of the Osmanya alphabet in 1920 -1922, developed by Osman Yusuf Kenadid, a Somali scholar and linguist. The Osmanya script was specifically designed to accommodate the phonetic features of the Somali language and gained widespread acceptance among the Somali intellectual community.

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$24.99
Ships within 2-3 days
Save to List

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Notice | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured