Samad rakasti el?imi?. H?nen unelmansa oli viett?? kokonainen p?iv? mets?ss? ja nukkua puumajassa. Seuraa Samadia, kun h?n l?hti t?h?n seikkailuun, miss? h?n sai ihania yst?vi? ja teki h?mm?stytt?vi? l?yt?j?. Mets?ss? ei ole koskaan ollut n?in hauskaa.
Samad xayawaanka ayuu jeclaa. Riyadiisu waxay ahayd in uu maalin dhan kaynta dhex joogo oo geed-oodeedka dhex seexdo. La soco Samad oo socdaal wax-ka-wardoon ah u shiraacday, halkaas oo uu ka heley saaxiibbo cajiib ah iyo macluumaadyo ashqaraar leh. Dhex tegidda kaynta waligeed ma noqonnin kob rayrreeyn badan