Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Saanqaad: Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood. [Somali] Book

ISBN: 198534663X

ISBN13: 9781985346635

Saanqaad: Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood. [Somali]

Select Format

Select Condition ThriftBooks Help Icon

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$9.04
50 Available
Ships within 2-3 days

Book Overview

Waa dood ku salaysan eedayn carruurta Soomaaliyeed ku oogeen waalidka Soomaaliyeed, oo maxkamad la isla tegey. Arag tusaale yar. "Garsoore, waxaa idin soo koriyey awooweyaashayo iyo ayeeyoyaashayo. Marna dagaal sokeeye oo sidaan oo kale u xun aayihiinna eber ugama dhigin. Dhibta aad ka hadlayso idinka baa keenay. Si aan berri dalka u hananno oo aan idiin nasinno, annaku barbaarin wanaagsan baan idin ku leennahay. Meelihii aan ku ciyaari lahayn oo 24 malyan oo afka Soomaaliga ku hadasha ka dhexeysa idinka ayaa qashin ku qabay, ama miinooyin ku xabaalay, ama guryo ka dhistay. Carruurtii aan la ciyaari lahayn waxa aad isugu kaaya sheegteen beelo aan isu gelin. Maanta, halkan, caddaalad baan u fadhinnaa."

Related Subjects

Fiction Literature & Fiction

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2025 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured