Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay [Somali] Book

ISBN: 1838400850

ISBN13: 9781838400859

Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay [Somali]

"Halgankiyo midnimadiyo

Raggii calanka soo mudey

An baroorannee maye?


Mataaneynti Qarankiyo

Haddii magicii naga lumay

Maxay noloshu noo tahay

Kolley mowdku waa gare

Nafta maysku aasnaa?!


Haddaan weynay maan iyo

Aqli noo maqoorada

Ma inaan gob nahay baan

Martidiyo shisheeyaha

'Masawira' niraahnaa?!


Nin waliba muraad lehe

Inuu qoys maciin bido

Majarihii Xorriyadduna

Ka habaabo marrinkii

Maangaabnimaa lehe

Marna mays tiraahdeen

'Hanta labada kii mudan?!'


-CABDULQAADIR X. YAMYAM: Bandhiggii Tiiraanyada.

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$16.01
Ships within 2-3 days
Save to List

Related Subjects

History

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks® and the ThriftBooks® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured