Matka el intarhaan on yksinkertainen ja suoraviivainen matka, jossa on hyvin v h n mit n, mist huolestua. Mutta kolmelle erityislapselle matka voi olla lannistava, t ynn huolta ja ahdistusta. Tule seuraamaan Beni , Adamia ja Jasminea, kun he menev t yhdess el intarhaan ja n et ne haasteet, joita heill on pitkin matkaa.
Socdaalka xadiiqadda xayawaanka lagu tagaa wax sahlan weeye oo aan walbahaar badan lahayn. Hase ahaatee, saddexda saaxiibbada gaarka ah oo baahiyooyinka gaarka ah leh waa wax ku adag oo baqdin gelinaya, welwel iyo wareer badan ku abuuraya. Bal aynnu dabaggallo Ben, Aadan iyo Yasmiin, iyagoo wadajir u booqanaya xadiiqadda xayawaanka oo eegno taxaddiga ay la kulmayaan intay waddada sii hayaan.
A bilingual edition of this book is available in the following languages: Afar, Afrikaans, Amharic, Finnish, Kinyarwanda, Kirundi, Luganda, Malagasy, Ndebele, Oromo, Sesotho, Setswana, Somali, Somali Osmanya, Shona, Swahili, Swedish, Tigrinya, Xhosa and Zulu.