Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan_Dhuleed Qabiid ah [Somali] Book

ISBN: 173959827X

ISBN13: 9781739598273

Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan_Dhuleed Qabiid ah [Somali]

Maroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu'aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan. Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go'aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa.

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$12.41
Save $1.18!
List Price $13.59
Ships within 2-3 days
Save to List

Related Subjects

Children's Children's Books

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks® and the ThriftBooks® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured