Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Mahadho [Somali] Book

ISBN: 1794709916

ISBN13: 9781794709911

Mahadho [Somali]

Mahadho waa sheeko Jacayl ah oo dhex maraysa wiil iyo gabadh dhaliin yaro ah oo lakala yidhaahdo Milgo iyo Bille. Milgo waa gabadh 26 jir ah oo ka baxday Jaamacada caanka ah ee Stanford, kana baratay Cilmiga Computer Science Engineering qaybtiisa Artificial Intelligence. Waxayna hormuud ka tahay Shirkadda Microsoft Waaxddeeda (AI) oo ay hogaaminayso koox dhan oo qaabilsan samaynta, The Next Generation Robotics weliba lama arkaan ah. Waxa Allah isugu daray Milgo maskax iyo muuqaalba halkii ugu saraysey. Bille waa 28 jir Garyaqaan ama Qareen iyo samafale ah kana baxay Jaamacada caanka ah ee Cornell University. Aabihii waa Somali hooyadiina waa gabadh African American Madoow iyo Cadaan iska dhal ah. Bille aabihii Jeebadiid, wuxu dhintay isaga oo 12 jir ah. Waxa keliya ee uu dhanka Aabahii ka ogyahay waa inuu Somali ahaa waana in aad ugu filan Bille. Bille waa nin ay Somalinimadu aad ugu wayntahay waana shaqsi hadii bani'aadan dhamays ahi jiro aad ugu dhow dhamays. Bille wuxu isku darsaday Tacliin, Akhlaaq, Qurux iyo qaab wanaag intaba. Waa nin Ragganimadiisa ay Ragga kale jantaan, gabadhii mar keliya jaleecdaana ay ka daba dhacdo.

Recommended

Format: Paperback

Temporarily Unavailable

We receive fewer than 1 copy every 6 months.

Save to List

Related Subjects

Fiction Teen & Young Adult

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks® and the ThriftBooks® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured