![Mahadho [Somali] 1794709916 Book Cover](https://i.thriftbooks.com/api/imagehandler/l/54FD210F99BE590D4F14201E3D4161C04203FADA.jpeg)
Mahadho waa sheeko Jacayl ah oo dhex maraysa wiil iyo gabadh dhaliin yaro ah oo lakala yidhaahdo Milgo iyo Bille. Milgo waa gabadh 26 jir ah oo ka baxday Jaamacada caanka ah ee Stanford, kana baratay Cilmiga Computer Science Engineering qaybtiisa Artificial Intelligence. Waxayna...