Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Maalin Kamid Ah Maalmihii Nolosha Nebi Muxammed [Somali] Book

ISBN: 1639441441

ISBN13: 9781639441440

Maalin Kamid Ah Maalmihii Nolosha Nebi Muxammed [Somali]

Waxaa aynnu kitaabkan ku eegaynaa shaqadii nebigu SCW qaban jiray ee maalinlaha ahayd innaga oo saacad saacad u eegi doonna. Si aan uga faa'iidaysanno qiimaha noloshiisa oo ahayd calaamad iyo badhaadhe Ilaahay u soo saaray bini-aadamka. Waxa aan eegi doonnaa noloshiisa caadiga ah siday ahayd iyo masuuliyadda Ilaahay saaray, oo ah gaadhsiinta dadka diinta Ilaahay_ in aan Allaah kale jirin Ilaahay keligiis mooyee, muxamedna yahay rasuulkiisii.Nebigu SCW waqtigiisa waxaa uu ku isticmaali jiray ayaynnu eegi doonnaa, si aan uga helno aqoon innaga oo barbar dhigayna qof kasta. Taas oo kordhin doonta dib-u-eegis bal sida uu waqtigiisa u maamulo iyo faraqa dhaqan ee u dhexeeya isaga iyo nebi Muxamed SCW. Nebiga SCW waxaa la socday oo wax ka baran jiray asxaabta oo dhan iyagoo qorayay, xifdiyay, kagana dayan jiray ficilladiisa oo dhan. Sababtaas ayay indhaha dadka oo dhammi meel kasta ha joogee ula socdeen. Ma jirin wax gidaarro ah oo qarrinayay noloshiisa u gaarka ah ee gurgiisa. Qalbiyada asxaabtiisa iyo indhahooduba sidaas ayay ula socdeen iyagoo jecel isna uu jeclaa la jirkooda iyo la joogoodaba.Kitaabkan waxa aan ku milicsan doonnaa waayaha nololeed ee nebigeennii Muxamed N.N.K.H.A innaga oo wax ka baranayna meel kasta oo uu joogo; masaajidka, guriga. Waxaa aynnu arki doonnaa isagoo hurda iyo isagoo soo jeeda oo shaqo adag ku jira. Waxaa aynnu soo dhex mari doonnaa waxyaalo badan.

Recommended

Format: Paperback

Temporarily Unavailable

We receive fewer than 1 copy every 6 months.

Save to List

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks® and the ThriftBooks® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured