Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Ma Innaguun Baa! [Somali] Book

ISBN: 8888934588

ISBN13: 9788888934587

Ma Innaguun Baa!

Qalin bilan, murti wax-ku-ool ah, iyo xiise aan marna damayn, ayaa looga bartay qoraaga Siciid Jaamac Xuseen inuu ku soo if bixiyo qoraalladiisa. Qoraalcurinta toolmoon, gaar ahaan sheekada gaaban iyo maqaalka aad ugu tegaysid Buugtiisa 'Shufbeel' iyo "Safar Aan Jaho Lahayn' iyo kan cusub ee 'Ma Innaguun Baa ' ayaa caddayn ugu filan inuu Siciid Jaamac Xuseen habcurintaas hormood ka yahay.

In this work, Said Jama Hussein (aka Siciid Jaamac Xuseen) presents, in Somali, a series of short stories and personal memoirs.

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$28.88
50 Available
Ships within 2-3 days

Related Subjects

Fiction Literature & Fiction

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2025 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured