Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback La Nooloow Qur'aanka [Somali] Book

ISBN: B0FRNP8D8B

ISBN13: 9798349561528

La Nooloow Qur'aanka [Somali]

This is the Somali language edition of the book Live With the Quran. Here is the Somali description of this book:

"Weli inta aad goonni u fadhiisatay ma ka fikertay oo ma is weydiisey Qur'aanka iyo nuxurka uu xambaarsan yahay ama farriinta uu gudbinayo? Haddaba u oggolow buuggan La Nooloow Qur'aanka] in uu kuu noqdo hage kugu nuurinaya ama kugu hanuuninaya

aayado ka mid ah kitaabka Alle ee Qur'aanka. Dhiganahaan "La Nooloow Qur'aanka," waa

safar aynnu la geli doonno ama kula rafiiqi doonno Qur'aanka, si aynnu u daalacanno,

waxa uu Rabbigeen inaga rabo ee inaga doonayo.

Dhiganahaan "La Nooloow Qur'aanka," waxa uu akhriste] ku guddoonsiin doonaa miftaaxii aad ku furan Iahayd Qur'aanka, weliba isaga oo farta kaa saari doona ama kuu dhiibi doona, ilo-xogeedyo sugan, si aad dhab ahaan ugu fahamtid Qur'aanka.

U daa, ama u oggolow Qur'aanka, in uu kaa shaafiyo - oo si wacan kaaga jawaabo su'aalaha maankaga gubaya ama maskaxdaada ka dhex guuxaya".

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$19.64
Save $5.34!
List Price $24.98
Ships within 2-3 days
Save to List

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured