Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Ku Raaxeyso Noloshaada [Somali] Book

ISBN: 0244873992

ISBN13: 9780244873998

Ku Raaxeyso Noloshaada

Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho Buuggan kuuma sheegi doono oo kaliya sida lagu gaaro raaxada nolosha, balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku jaangoyn karto noloshaada. Dhammaan waxa ku qoran buuggan ma ahan mid ku dhisan qof fikirkiisa, balse wuxuu ka kooban yahay waxyaabaha saldhig (tiir) u ah farxadda. Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha.

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$17.97
50 Available
Ships within 2-3 days

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2025 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured