![Kaftandhable: Soomaaliya Maxaa Dheeliyey [Somali] B0DNKG7FWC Book Cover](https://i.thriftbooks.com/api/imagehandler/l/B6332F03F7234977FAE891EC84548AD88764F0D1.jpeg)
Waa buug uu qoray Siciid Cismaan, dib ayaa u daabacay, wuxuu ka mid yahay kuwa ugu muhiimsan qoraalada Siciid. Wuxuu si dhab ah u adeegsaday fanka kaftan-dhablaynta. Ujeedadu waxay tahay turxaan bixinta qalooca galay noloshii bulshada soomaaliyeed. Qoraalada Siciid...