HAYAAN NABADEED waa taxane ku socda xuruufta ama (alif beetada) Af Soomaaliga ah. Xuruuftaani waxay ka kooban yihiin shibane, sida: B, T, J iwm., iyo shaqal oo ka kooban labo nooc oo ah mid gaaban sida: A, E, I, O, U, iyo mid dheer sida: AA, EE, II, OO, UU. Haddaba buuggii hore wuxuu ku bilaabmay shibane; waxaana maraynay xarafka D oo ah xarafka lixaad. Buuggani waa kii labaad oo ka bilaabanaya xarafka 7aad kuna dhammaanaya xarafka saddex iyo tobnaad...
Related Subjects
Poetry