
Ka dib markii uu qoraaga dhanbaalkani soo gaadhay ayuu u horseeday in uu buuggan ka allifo: "Waxa aan ka tirsanahay lod badiba qaab nololeedkiisu uu yahay madadaalo liidata sida: kutirikuteen, dheel, filimaan, kubbad iwm. Diin ahaanna ka taag daran oo qaarkayo aanay tukanba,...