Khudbaddii sagootiska ee nabiga (NNKHA) iyo siraha, murtida iyo xikmadda lagala bixi karo ee nolosha adduunyo iyo aakhiroba lagu maarayn karo ayaa buuggan "Dige" ka hadlayaa. Waxa aynu ka baran karno iyo mabaadiida aasaasiga ah ee dunida maantu si dadban iyo si toos ahba uga baratay ayaa buuggu xoogga saarayaa.
Buuggu si kooban ayuu khudbadda uga soo xulanayaa 21 mabda' oo caalami ah oo nolosha adduunyo ee aadamaha wax weyn lagaga beddeli karo...