Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Dadqalkii Naxariista Badnaa [Somali] Book

ISBN: 9692492761

ISBN13: 9789692492768

Dadqalkii Naxariista Badnaa [Somali]

Waa qoys ay diini kala irdheysay, kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala galay 27 gu' ka hor.

Doris waxay baylah dhigtay noloshii qurxanayd ee wiilkeeda Alan, kaddib markii iyada iyo walaalkeed Edy ay ku biireen diin cusub oo ay ku bahoobeen inta badan hantiilayaasha degmadooda. Doris, weligeed way u diidi jirtay in uu wiilkeedu galo diintan. Balse, go'aankeedii wuxuu jabay kolkii uu aqalkooda yimid wadaad ka mid ah madaxdii Hoyga Dhibbanaha oo ah xarunta dhexe ee diintan qarsoodiga ah. Alan, wuxuu ahaa ganacsade hodon ah balse si dadban ugu lug yeeshay xer aan Alle xiriir la lehayn. Isaga oo aan filayn ayuu daahfuray siro qoyskiisa u qarsanaa dhowr fac. Wuxuu ogaaday sababo yaab leh oo ka dambeeyay geeridii aabbihii iyo walaashii, kaddibna wuxuu bilaabay aargoosi la fogaaday. Halgan dheer ayuu u galay in uu tirtiro diinta cusub iyo dadka raacsanba, balse ma ka badbaadi doonaa dhagarta gaamurtay?

Recommended

Format: Paperback

Temporarily Unavailable

We receive fewer than 1 copy every 6 months.

Save to List

Related Subjects

Fiction Literature & Fiction

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured