Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Baro Far Somali Learn Somali Alphabet [Somali] Book

ISBN: B0DH8K47ZT

ISBN13: 9798885893121

Baro Far Somali Learn Somali Alphabet [Somali]

This book is about learning the Somali language using the Somali alphabet (Osmanya). Somali Alphabet is an old alphabet used in Somalia from 1920 to 1971. ." Evaluation of script Far Somali (Cismaaniya) Competent linguists have considered the Far somali (Cismaaniya) alphabet to be technically sound. The Somali Alphabet (Cismaaniya) is "an excellent alphabet, because it is phonetic, with accurate distinction of all the sounds- consonants and vowels, both long and short."

Buugani waxa uu ku saabsan yahay barashada afka Soomaaliga iyadoo la isticmaalayo farta Soomaaliga (Osmaanya). Farta Soomaaliga waa xuruuf waa hore Soomaaliya laga isticmaali jiray 1920kii ilaa 1971kii."

Qiimaynta qoraalka Far Somaliga (Cismaaniya) Af-yaqaannada aqoonta u leh waxay tixgaliyeen alifbeetada Far Soomaaliga inay tahay mid farsamo ahaan wanaagsan. Farta Soomaaliga (Cismaaniya) waa "alifbeetada aad u wanaagsan, sababtoo ah waa dhawaaq, si sax ah u kala sooca dhammaan shaqalada codkooda. Buuggaan waxaa ka baran kartaa qoraalka far somaliga. waxaa ku badan buuggaan tusaalooyin, layliyo, masawirro aad u badan oo kaa caawinaya fahamka xuruuftaan

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$21.90
Ships within 2-3 days
Save to List

Related Subjects

Education Education & Reference

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Notice | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured