Waxa uu buuggani xog shilis ka bixinayaa Isku-daygii Afgembi ee Turkiga ka dhacay badhtamihii 2016.Xaaladihii ka horreeyey afgembiga, qorshihii afgembiga iyo sidii loo fuliyey, fashilaaddii uu la kulmay iyo sababaha keenay.Waxa uu ka warramayaa shirqool xidhiidhsan gudaha iyo dibadda Turkiga, kaalinta Maraykanka, Yurub iyo dalal kale ku lahaan karaan.Jilayaashii fashiliyey afgembiga, taariikhda wadaadka Fatxullah Gulen ee Turkigu ku eedeeyey in uu Afgembiga ka dambeeyey iyo aragtidiisa diiniga iyo siyaasiga ah. Waxa kale oo uu ka warramayaa taariikhda Erdogan ee siyaasaddiisa iyo afgembiyada.Ugu dambayntii waxa uu soo bandhigayaa casharrada siyaasiga ah ee laga baran karo afgembigaas iyo qisooyin ku lammaanaa oo xiise badan.
ThriftBooks sells millions of used books at the lowest
everyday prices. We personally assess every book's quality and offer rare, out-of-print treasures. We
deliver the joy of reading in recyclable packaging with free standard shipping on US orders over $15.
ThriftBooks.com. Read more. Spend less.