Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Kalahaadkii Moqdisho: Xusuusaha Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya 1991 [Somali] [Large Print] Book

ISBN: B0CDQTYPT3

ISBN13: 9798887221113

Kalahaadkii Moqdisho: Xusuusaha Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya 1991 [Somali] [Large Print]

Buugga Kalahaadkii Muqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990.

Bilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu beddeshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.


Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$13.30
Save $1.70!
List Price $15.00
Ships within 2-3 days
Save to List

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured